Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 12:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah markii hore kiniisadda qaar wuxuu uga dhigay rasuullo, markii labaadna qaar kale nebiyo, markii saddexaadna qaar kale macallimiin, dabadeedna qaar cajaa'ibyo sameeya, qaarna kuwo leh hadiyado wax lagu bogsiiyo, qaarna kaalmeeyayaal, qaarna taliyayaal, iyo qaar afaf kala cayn ah ku hadla.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 12

arki 1 Korintos 12:28 macnaha guud