Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 11:19-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. Waayo, dhexdiinna waa inay jiraan waxyaalo idinkala sooco in kuwa loo bogay ay idinka dhex muuqdaan.

20. Sidaa daraaddeed markaad isu timaadaan, isuguma timaadaan inaad cashada Rabbiga cuntaan.

21. Waayo, mid kasta cashadiisuu kan kale ka hor cunaa, mid waa gaajaysan yahay, midna waa sakhraansan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 11