Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 11:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Igu dayda sidaan aniguba Masiix ugu daydo.

2. Waxaan idinku ammaanayaa inaad wax walba igu xusuusataan oo aad u xagsataan cilmiga sidaan idiinku sheegay.

3. Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad ogaataan inuu Masiixu yahay madaxa nin kasta, ninkuna inuu yahay madaxa naagta, Ilaahna inuu yahay madaxa Masiixa.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 11