Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Butros 5:11-14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Weligiis iyo weligiisba xoogga isagaa leh. Aamiin.

12. Waxaan warqad yar idiinku soo qoray gacanta walaalkeen Silwanos oo aan ku tirinayo inuu aamin yahay. Oo waxaan idinku waaninayaa oo marag ahaan idiinku sheegayaa in tanu tahay nimcada Ilaah oo run ah. Taas ku adkaada

13. Waxaa idin soo salaamaya tan Baabuloon joogta oo laydinla doortay, iyo wiilkayga Markos.

14. Isku salaama dhunkasho jacayl ah. Oo intiinna Masiixa kuwiisa ah oo dhan nabaddu ha u ahaato.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Butros 5