Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Butros 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinku waxaad tihiin jinsi la doortay, iyo wadaaddada boqorka, iyo quruun quduus ah, iyo dad Ilaah iska leeyahay, inaad ogeysiisaan wanaagga kan gudcurka idiinka yeedhay oo idiinku yeedhay xagga nuurkiisa yaabka leh.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Butros 2

arki 1 Butros 2:9 macnaha guud