Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Butros 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa iyagii loo muujiyey inaanay iyagu isugu adeegin waxyaalahaas, laakiinse idinkay idiinku adeegeen, oo waxyaalahaas waxaa idin ogaysiiyey kuwii injiilka idinkaga wacdiyey Ruuxa Quduuska ah ee jannada laga soo diray; waxyaalahaas oo ay malaa'iguhuna jecel yihiin inay fiiriyaan.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Butros 1

arki 1 Butros 1:12 macnaha guud