Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan arkay Sayidka oo ag taagan meesha allabariga, oo wuxuu yidhi, Fayaaradaha garaac ilaa meelahooda sare gariiraan, oo dadka oo dhan madaxooda ku wada jejebi, oo intii ka hadhana seef baan ku layn doonaa. Midkoodna ma carari doono, oo midkoodna ma baxsan doono.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 9

arki Caamoos 9:1 macnaha guud