Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 6:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortaad tukanaysaan hadalka ha ku celcelinina sida dadka aan Ilaah aaminin yeelaan, waayo, waxay u malaynayaan in loo maqlayo hadalkooda badan aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 6

arki Matayos 6:7 macnaha guud